4-10-2010
Waxaa si rasmi ah u qabsoomey Kulan Qadka telefoonka oo sadex-geesood ahaa kaasoo looga hadley laba arimood 1)-horumarinta Beesha Madiino iyo 2)-Hogaanka Dadka Degaanka. Kulanka oo ahaa mid jawi wanaagsan iyo afgarad ku dhamaadey waxaa ka qayb qaatey Caaqilo, Culimo, Odayaal, Dhalinyaro iyo Ikhyaar kale oo kala joogay.
1)- G/Haareey
2)- Baardheere3)- Waqooyiga Ameerika.
Kulanka iyo sida uu ku dhamaadey oo faahfaasan waa la diyaarinayaa (insha Allaah goor dhow) ayaan soo daabici doonaa
No comments:
Post a Comment